Faah Faahino kasoo baxaya Dhaawac loo geestay Col. Cumar Warsame Ciise

Kooxo hubeesan ayaa maanta salaadii jimcaha kadib rasaas culus ku furay  Taliyaha Saldhiga Booliska Nuur Salaad ee magaalada Boosaso Col. Cumar Warsame Ciise, xili uu kasoo baxay masaajid uu salaada jimcaha kusoo dukaday. Sida aan wararka ku helnay taliyaha ayaa dhaawac culus waxa uu kasoo gaaray rasaastii ay dableyda ku fureen, waxaa sidoo kale weerarka lagu … Continue reading Faah Faahino kasoo baxaya Dhaawac loo geestay Col. Cumar Warsame Ciise